Waxaa Maanta ka dhacay Magaalada Baydhabo Kulan dhexmaray Taliska Ciidamada AMISOM,Midowga Africa iyo Qaramada midoobeey Saraakiishooda iyo Madaxda Cusub Ee Maamulka Koonfur Galbeed.
Madaxa UNSOM ee Magaalada Baydhabo Arnaud Laloum,oo Kulankaan soo agaasimay ayaa la sheegay in lagu casuumay Madaxweyne C/casiis Lafta Gareen si wada shaqeynta usii ballaarato maadaama Xafiiska uu dhawaan la wareegay.