Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen ayaa waxa uu magacaabay Golaha Wasiirada inta ka dhimaneyd.
Siyaasiyiin Caan ah ayaa kasoo dhex muuqday Liiska Wasiirada,kuwaas oo lagu dhameystiray Wasiiradii Labadii Bishaan uu magacaabay Madaxweynaha.
Hoos ka akhriso Liiska Wasiirada