Somaliland ayaa wada xeer siyaasiyiinta Somaliland ka mamnuucaya iney tagaan magaalada muqdisho taas oo golaha guurtida dhawaan la filayo iney soo saran kadib markii siyaasiyiin xilal waaweyn kasoo qabtay xukuumada Somaliland.
HALKAN HOOSE KA DAAWO: