May 2, 2019 - Comments off
Digreeto kasoo baxday Xafiiska Gudoomiyaha Racfaanka Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa lagu magacaabey Cabduraxmaan Siidow Xuseen (Baldaaq) laga bilaabo maanta inuu yahay Gudoomiyaha maxkamada Degmada Marka Ee xaruunta Gobolka shabeelaha Hoose.
Comments are closed.