Thursday, January 28th, 2021
Boga Hore
Wararka Maanta
English News
Wareysiyada
Arimaha bulshada
Maqaalo
Sports News
Wararkii Ugu Dambeeyey
Wararka Maanta
DAAWO: Wafdi Ka Socda Qaramada Midoobay oo Garay Degmada Marka.
May 13, 2019
Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay gaareen Magalada Marka ee Xarunta gobolka Shabeellaha Hoose,iyada oo halka
SAWIRRO: Guddoomiyaha G/Sh/ hoose iyo Wafdi uu hogaaminayey Oo Gaaray Magalada Marka
May 13, 2019
Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay gaareen Magalada Marka ee Xarunta gobolka Shabeellaha Hoose,iyada oo halka
Akhriso Dawladda Soomaaliya oo soo saartay Warqad ay kaga hadlayso tillabadii ay Kenya ku joojisay..
May 10, 2019
Dawladda Federalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saartay Warqad ay kaga hadlayso tillaabadii ay Kenya ku joojisay dullimaadkii tooska ahaa ee Muqdisho-Nairobi. Hadd
Maxay tahay Fariinta ay Beesha Caalamku gaarsiisay Madaxda Soomaalida ee Garoowe
May 10, 2019
Magaalada Garoowe waxaa maalintii lixaad ka socda shir udhexeeya Dawladda Federalka ah iyo Maamul Goboleedyada dalka. Hadaba warar aynu helnay ayaa sheegaya
Sawirro: Xildhibaanada Beesha Direed ee BF oo go’aan xasaasi ah kasoo saaray shirka Garoowe
May 10, 2019
Xildhibaanada Direed ee ku jira labada gole Baarlamaanka JFS ayaa war-murtiyeed ka soo saaray shirka Garowe ee oo ay ka qeyb galayaan madaxda dowladda dhexe iyo
Kheyre oo qaaday tallaabo cajiib ah isaga oo wax ciidan ah aysan la socon ka degay Garoowe
May 3, 2019
Ra’iisu Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo galabta gaaray magaalada Garowe ayaa waxaa uu ku dhaqaaqay tallabo cusub oo la yaab ku noqotay madaxdii kal
Ra’iisalwasaare Khayre oo maanta Safar ugu ambabaxaya Magaalada..
May 3, 2019
Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta lagu wadaa in uu Safar ku tago Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamul Goboleedka Puntland. Khayre a
Madaxweyne Laftagareen oo hadda gaaray iyo madax kale oo kusii qulqulaysa.
May 3, 2019
Madaxwaynaha Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Maxamed Laftagareen ayaa hadda gaaray Magaalada Garoowe ee Dawlad Goboleedka Puntland. Cabdicasiis
WAREEGTO: Gudoomiyaha Maxkamada Degmada Marka oo la Magacaabay
May 2, 2019
Digreeto kasoo baxday Xafiiska Gudoomiyaha Racfaanka Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa lagu magacaabey Cabduraxmaan Siidow Xuseen (Baldaaq) laga bilaabo maanta inuu
Dawladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday arin si weyn uga farxisay reer Somaliland..
May 2, 2019
Magaalada Hargaysa shalay waxaa lagu xiray 30 hooyooyin ah, Hooyooyinkaan ayaa ka cabanayay ilmo kaga xiran Dalka Libya. Ayyagoo wata boorar ay cabashadooda ku
DEG DEG: Ciidamo Gadoodsan oo la Wareegay Xarunta Bankiga Dhexe ee…
May 2, 2019
Wararka aan ka heleyno Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan kuwa mamulka Puntland oo gadoodsan ay la wareegeen Xarunta
LA OGAADAY: Sababta Xilka looga Qaaday Taliyihii Al-Shabaab ka qabsaday Sabiib iyo Caanoole.
May 2, 2019
C/raxmaan Maxamed Muunye oo ahaa Taliyihii hoggaaminyaya howlgalka bishii hore ee April Shabaab looga qabsaday deegaanada Sabiib iyo Caanoole, ayaa lagu samee
DAAWO: Midowga Yurub Oo Gaadiid Siiyey Maanta Labo Degmo Oo Ku Yaalla Muqdisho
April 30, 2019
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eg.Yarisow) ayaa Midowga Yurub kala wareegay Gaadiid loogu tala galaya Dabda
DAAWO: Gudoomiyaha Degmada Marka Cabdulaahi Waafow oo Wareysi bixiyay…
April 30, 2019
Gudoomiyaha Degamda Marka Ahna Duqa Degmada Marka Ee Gobolka Shabeelaha Hoose Cabdullahi Axmed Cali Waafoow, ayaa Wareysi ka bixiyey Xaaladda Degmada HALKAAN K
DEG DEG: Maxkamadda Gobolka Banaadir oo dil ku xukuntay Saddex ruux
April 30, 2019
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukun dil ah ku riday Saddex ruux oo lagu helay kiiskii dilka & gubistii loo gaystay Marxuumkii la Oran jiray Axmed Dowlo o
SAWIRRO: Shekh Shariif oo Mareykanka kala hadlay Arrimo Xasaasi ah (Akhri)
April 30, 2019
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ahna Hoggaamiyaha Xisbiga Himilo Qaran ayaa maanta la kulmay Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Amb.
Madaxweyne Farmaajo oo safarkiisa u horeeyay ugu ambabaxay dalka Burundi
February 18, 2019
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Burundi, kaddib martiqaad rasmi ah oo uu ka helay dhiggiisa d
Xisbiga CC Shakuur oo war kasoo saaray xiisadda Soomaaliya iyo Kenya
February 18, 2019
Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ayaa war kasoo saaray jawaabta xdowladda Soomaaliya ay ka bixisay go’aankii dowladda Kenya ka qaad
Maxaa looga hadlay kulankii Farmaajo iyo Tarsan ee Villa Somalia?
February 18, 2019
Safiirka Dowladda Soomaaliya ee dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa la kulmay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Madaxweyne Farmaa
Suxufi caan ah una dhashay Kenya oo banaanka soo dhigay in dhulka laga helay shidaalka ay leedahay Soomaaliya
February 17, 2019
Tan iyo galinkii dambe ee Sabtida, markii ay dowladda Kenya ku dhawaaqday iney Danjiraheeda Soomaaliya u yeertay, kii Soomaaliyana ka direyso Kenya, waxaa barah
Daawo Sawirada:Amarka Duqa Muqdisho oo lagu bur buriyay dhismayaal kuyaala Muqdisho
February 13, 2019
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa ugu baaqay bulshada Caasimadda in ay la shaqeeyaan laamaha
Warbaahinta UGANDA oo baahisay talo cajiib aheyd oo MUSAVENI uu siiyay madaxweyne Farmaajo
February 13, 2019
Warbaahinta dalka Uganda ayaa baahisay hadal ay kasoo xigteen madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musaveni oo ahaa talooyinka cajiib ahaa oo uu siiyay madaxweyne
Daawo :Video: Ciidanka cusub ee sugaya amniga Muqdisho oo lasoo bandhigay
February 13, 2019
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa munaasabad maanta lagu qabtay xarunta tababarka ciidanka booliiska ee General Kaahiye waxa uu tababar u
MUUQAAL: Somaliland Oo Siyaasiyiinteda Ka Mamnuuceysa Muqdisho & Sababta Ka Danbeysa Oo La..
February 13, 2019
Somaliland ayaa wada xeer siyaasiyiinta Somaliland ka mamnuucaya iney tagaan magaalada muqdisho taas oo golaha guurtida dhawaan la filayo iney soo saran kadib m
Madaxweyne C/casiis Lafta Gareen Oo Galabta Wasiiro Magacaabay & Siyaasiyiin Kasoo Muuqday
February 13, 2019
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen ayaa waxa uu magacaabay Golaha Wasiirada inta ka dhimaneyd. Siyaasiyiin C
Wararkii Ugu Dambeeyay Howlgal Cir iyo dhul ah oo laga fuliyay Deegaanka Bariire
February 7, 2019
Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo garab ka helayay ciidamo Mareykan ah ayaa lagu soo waramayaa in xalay howlgal ka fuliyeen Deegaanka Bariire ee gobolka Shab
Sawirro)Jen. Ameriko oo tababar u soo xiray boqolaal Boolis ah oo ka howlgeli doona..
February 7, 2019
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Jeneraal Baashiir Cabdi Maxamed (Ameriko) ayaa maanta tababar u soo xiray ku dhowaad 500 oo Askari oo ka howlgeli doont
Sawirro:Saameynta Khudbadii Madaxweyne Farmaajo Ka Jeediyey Shirkii Garsoorka Ee Maanta Muqdisho
February 7, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ka qayb galay xiritaanka Shir Sanadeedka Garsoorka Soomaaliya o
Al-Shabaab oo war ka soo saartay dilkii Cabdi Salaan Kurjow iyo C/raxman Jimcaale
February 5, 2019
Kooxda Al-Shabaab ayaa war kasoo saartay dilkii manta ee korneyl Cabdisalaan Sheekh Aaden oo ahaa abandulaha qaybta 12-ka Abril iyo Korneyl Cabdiraxmaan Jimcaal
XOG: Khilaaf soo kala dhex galay Kheyre iyo Odayaasha Beesha Habar gidir (Maxaa la isku heystaa?
February 3, 2019
Warar hoose oo ay heleyso Wakaalada Muurinews.com ayaa sheegaya in Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo Beesha Habar gidir ay
DAAWO: Xeer Ilaalinta Ciidamada oo soo Bandhigtay Kiis Fadeexad ku ah Dowlada
February 3, 2019
Xafiiska Xeer Ilaalinta Ciidamada Qalabka sida ayaa shaaca ka qaaday in Kiisaska la horkeeno Maxkamadda intooda badan dambiyada lagu galo ay yihiin hubkii Ciida
NEXT PAGE >>>
AD..