Wararka Maanta
-
Mareykanka oo shaaca ka qaaday sida uu ku yimid weerarkii maanta iyo tirada lagu dilay
January 19, 2019
Dowladda Mareykanka ayaa qoraal ay soos aartay goor-dhow ku sheegtay sidii uu ku yimid weerarkii cuslaa ee maanta ay ku dileen dagaal-yahanno badan oo ka tirsan
-
DaawoSawirro:Mareykanka oo Al-Shabab badan xasuuuqay “60 oo laga dilay”
January 19, 2019
Saraakiil ka tirsan ciidamada Soomaaliya ayaa sheegay in in kabadan 60 ka tirsan maleeshiyada al-Shabaab lagu dilay duqeyn lagula eegtay inta u
-
Daawo video: Taliska 43 aad ee Ciidamada XD Oo Faah faahin ka bixyay Khasaaraha Dagaalkii Baar-sanguuni
January 19, 2019
araakiil ka tirsan ciidamada Soomaaliya ayaa sheegay in in kabadan 60 ka tirsan maleeshiyada al-Shabaab lagu dilay duqeyn lagula eegtay inta u dhaxeysa Baar-san
-
Daawo video: Somalida Xaafada Islii ee Nairobi Oo Muujyay Go’an Gesinimo leh Werarkii Kadib Kuna Hanjaby Iney.
January 18, 2019
Ganacsiga xaafada islii ee magaalada Nairobi ayaa hakad galay jimcihii maanta kadib markii ganacsatada iyo dadweynaha xaafada ay isugu soo baxen wadooyinka waaw
-
XOG: Thaabit oo Muqdisho kaga Dhawaaqaya Xisbi qalqal galinaya Nabad iyo Nolol
January 15, 2019
Xog gaara oo ay heleyso WakaaladaMuurinews.com ayaa sheegeysa in Maalmaha soo socda Magaalada Muqdisho looga dhawaaqayo Xisbi uu hoggaamiye u yahay Guddoomiyihi
-
Daawo Sawirro)Xiliga la caleemo saarayo Madaxweynaha cusub ee Puntland oo la shaaciyey
January 15, 2019
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta kulan la qaatay Guddiyada qaabada caleema saarka Madaxweynaha Puntland, kulankaasi waxaa Madaxweynaha
-
Sawirro: Gaas iyo Deni oo kulmay una sheegay reer Puntland inay ilaashadaan…
January 9, 2019
Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 09 January 2019 qasriga Madaxtooyada dowladda Puntland e
-
Wasiirka gaashaandhigga UK oo saxay qoraal uu dal ugu yeeray Somaliland (Arag waxa uu yiri markan)
January 8, 2019
Wasiirka gaashaandhigga UK, Gavin Williamson, ayaa tiray qoraal uu soo dhigay twitter-ka oo uu Somaliland ugu yeeray dal, wuxuuna soo dhigay qoraal kale.
Was
-
Seddexda Musharax ee loogu hadal heynta Badan yahay inay doorashada ku guuleysan karaan
January 8, 2019
Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya magaalada Garowe ayaa sheegaya inay socoto qaban qaabadii ugu dambeysay ee doorashada madaxweynaha maamulka Puntland
-
WAR CUSUB: Qiimihii ugu sareeyay ee cododka Xildhibaanada iyo Musharaxa ugu lacagta badan
January 8, 2019
Wararkii ugu danbeeyay ee doorashada madaxtinimada maamulka Puntland ayaa sheegaya in loolankii ugu adkaa uu xalay ka dhacay hoteelada ay degan yihiin xildhibaa
-
Maamulka Jubbaland Oo Gudoomiye U Magacaabay Gobolka Jubbada Dhexe [Arimo La Qarinayey Oo Soo Baxay]
December 30, 2018
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa maanta umagacaabay Haajir Bile Sugaal inuu noqdo Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Jubbada Dhexe.
Gobol
-
Madaxweynaha Ethiopia Sahle-Work oo ka guddoontay Warqadaha Aqoonsiga danjire Cali Shariif
December 27, 2018
Madaxweynaha dowlada Itoobiya Marwo Sahle-Work Zewde ayaa warqadaha aqoonsiga ee danjiranimo waxa ay ka gudoontay danjiraha cusub ee Soomaaliya dalka Itoobiya C
-
DAAWO:Wararkii ugu danbeeyay caalamka Putin oo Trump uga digay Xilka qaadista MBS & Ruushka oo helay Gantaalo halis ah
December 27, 2018
Shabakada wararka MUURINEWS.com ayaa xiligaan nisoo gudbineyso wararkii ugu danbeeyay caalamka.
Wararka aad ku daawan dontaan waxa kamid ah kuwa goor dhow ku
-
DAAWO:Qorshaha Xulufada Xasan Sheekh & Welwelka Madaxda DF, Weerarka Madoobe & Gaas iyo warar caawa shegaayo in….
December 27, 2018
habakada wararka Muurinews.com ayaa xiligaan nisoo gudbineyso wararkii ugu danbeeyay gobolada iyo caasimada dalka ee magaalada Muqdisho.
Wararka aad ku daawa
-
SAWIRRO:MD Gaas oo dhoolatus siyaasadeed kadhigay Garoowe iyo lacagtii nabad iyo nolol Puntland gaartay
December 27, 2018
Madaxwaynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 27 December 2018 waxaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Garoowe ee
-
ERITREA oo ka hadashay warar sheegaya in ciidamo ay usoo direyso Muqdisho
December 27, 2018
Dowladda Eritrea ayaa beenisay warbixin ay qortay jariidadda Indian Ocean Newsletter oo lagu sheegay in Eritrea ay ciidamo u direyso dalka Soomaaliya, kuwaas oo
-
DAAWO VIDEO: Wararkii Caawa Ee Muqdisho & Gobalada Dalka, Qodoba Xasaasi ah
December 27, 2018
Akhristayaasha ku xiran wakaalada wararka ee Muurinews.com waxa halkanidiin kugu waaweynaa ee caawa naga soo gaaray magaalada caasimada ah ee muqdisho iyo gobal
-
XOG LA OGAADAY: Dagaalka Shabaab & Daacish Ee Soomaaliya Ka Socda Waxay Faa’iido U Tahay Qole Kale Oo Ajaanib Ah [AKHRISO
December 25, 2018
Dagaalka iyo loolanka ka dhexeeyo Xarakada Al Shabaab iyo kooxda la magac baxday Dowladda Islaamka ee Daacish ayaa maalmihii ugu dambeeyay wuxuu isku baddalay h
-
Daawo Sawirada)Mas’uul Ciidan Badan U Kaxeystay Maanta Degmooyin Katirsan Muqdisho & Wixii Uu Kusoo Arkay
December 25, 2018
Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir Garyaqaan Abshir Cumar Cabdullahi ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Maxkamadaha Degmooyinka Dayniile Iyo War
-
XOG:Wasiir Katirsan Xukuumada Kheyre Oo Dawlada Sacuudiga Hordhigay Hal Qodob Oo Soomaalida Badankood Ku Farxeen [Akhriso]
December 25, 2018
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta Xildhibaan Sheikh Nuur Maxamed Xassan oo maalmahan howlo shaqo ku joogay Dalka Boqortooyada Sacuudiga aya
-
Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay Saameynta Dekadaha Eritrea iyo Somalia ku yeelan karaan Dalkiisa
December 25, 2018
Madaxweynaha dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay isbadalka dhaqaalaha ee gobolka Geeska Africa iyo maalgashi lagu sameeyo dekadaha Soomaliya
-
Madaxweynaha Ruushka Putin oo la ogaaday inuu basaas ahaan jiray
December 25, 2018
Madxaf ku yaalla magaalada Dresden ee dalka Jarmalka ayaa laga helay kaaarka aqoonsiga ah ee ay qaataan askarta basaaska ah, kaasi oo uu isticmaali jiray, Vlada
-
DAAWO Video: Maxaa Sababay in Dib looga Laabto Mooshinkii laga keenay Madaxweyne Farmaajo?
December 25, 2018
Aqoonyahanno iyo falanqeeyayaal dhanka siyaasadda ah ayaa aragti kala duwan ka bixiyey waxa sababay in xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ay dib uga laabtaa
-
Ogow Sababta)Duqa Muqdisho oo ka laabtay Xil ka qaadis uu ku sameeyay Gudoomiye Degmo!
December 25, 2018
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa ka laabtay xil ka qaadis uu horaantii bishii November ee sanadkan
-
XOG: Maxaad ka Ogtahay Hal Arrin uu ka shaqeyn La’yahay R/wasaare Kheyre?
December 25, 2018
Sarkaal ka tirsan Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa Wakaalada Muurinews.com u sheegay in Xasan Cali Kheyre uu dhibaato ku qabo Siyaasiyiin iyo Odaya
-
Alshabaab oo Go’doomiyay Magaalo Muhim ah iyo DF oo Hal Arrin loogu Baaqay
December 25, 2018
Saneter Axmed Macalin Cumar (Axmed Nadiir) ayaa waxaa uu faahfaahin ka bixiyay xaalada xiligan ka jirta Magaalada Marka ee Gobalka Shabeelaha Hoose.
Waxaa uu
-
: Axmed Madoobe oo Dhaqaalo ka helaya Imaaraadka & Cumar C/rashiid oo Dhabar jibinaya Villa Somalia
December 24, 2018
Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Wakaalada Muurinews.com ayaa sheegaya in Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Jubbaland Axmed Madoobe uu Dowlada Imaaraadka ka h
-
Xog:Somalia iyo Sacuudiga oo Wada Saxiixday Heshiis Shacabka ku Farxeen
December 24, 2018
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Soomaaliya Xildhibaan, Sheekh Nuur Maxamed Xassan ayaa dalka Sacuudiga waxaa uga bilowday booqasho rasmi ah oo
-
Erdogan: Netanyahu Waa Hoggaamiyaha “Dowlad Argigixiso ah”
December 23, 2018
Maalmahan waxaa dib u soo cusboonaaday erayada kulul oo ay isdhaafsanayeen madaxweynaha Turkiga Erdogan iyo ra’isul wasaaraha Isra’il Benjamin Netanyahu.
-
XOG CUSUB:Mukhtaar Rooboow oo xabsiga laga siideynaayo kana mid noqonaayo
December 23, 2018
Warar hoose oo aan ka heleyno ilo u dhow dhow sheekh Mukhtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur ayaa shegaayo in Sheekha dhawaan lasoo deyn doono.
Sheekh oo haatan x
-
Daawo Video:Mukhtaar Rooboow oo la Ogaaday in balan muhiim u ahayd MD Farmaajo Oga baxay sidaas loo xiray waxaa sidaas Yiri…
December 23, 2018
Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa oo kamid ah xildhibaanada golaha shacabka horeyna usoo qabtay xilka wasiirka arimaha gudaha iyo federaalka ayaa shaaca ka qaaday