Caalamka ayaa shaaca ka qaaday inaysan raali ka ahayn mudo kordhin uu sameysto madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud.
Go’aanka Beesha caalamka ayaa yimid kadib markii sida ay heshay Baahin.com uu Madaxweynaha DF Soomaaliya ka dalbaday beesha caalamka in mudo hal sano ah loogu daro hay’adihiisa.
Hase ahaatee Beesha Caalamka ayaa sheegay inay kaliya ku qanci doonaan hadii ay doorashada Soomaaliya dhacdo xiligii loogu talagalay.Dhawaan DF Soomaaliya ayaa sheegtay in Soomaaliya aysan ka dhici karin doorasho hal qof iyo hal cod ah, ayna ka fakarayaan waxa qabsoomi karo marka uu dhamaado xiliga dowladanhttps