Midowga Afrika ee Amisom ayaa xasuuq xoogan ka gaystay gobolada dalka, gaar ahaan gobolka Sh/Hoose iyo gobolka Banaadir.
Muuqaalo Naxdin badan oo laga hayo xasuuqa ay shacabka Soomaaliyeed kala kulmeen Amisom ayaa muujinaya in dhibaatada ay ka weyn tahay inta la ogyahay.DF Soomaaliya ayaanan wax war ah kasoo saarin xasuuqa ay Amisom ka wado gudaha dalka, waxaana ugu danbeysay weeraradii ay Amisom 35 qof ugu dishay magaalada Marka ee gobolka Sh/Hoose.DF Soomaaliya ayaanan wax war ah kasoo saarin xasuuqa ay Amisom ka wado gudaha dalka, waxaana ugu danbeysay weeraradii ay Amisom 35 qof ugu dishay magaalada Marka ee gobolka Sh/Hoose.