Odayaal iyo waxgarad ka tirsan Beesha Mareexaan ayaa ka soo horjeestay Maamulka Galmudug oo uu madaxweynaha ka yahay Cabdikariin Xuseen Guuleed.Kulan ay odayaashan ku yeeshen Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayeey sheegeen in ay yihiin dad lagu dulmay maamulka Galmudug.