Diyaaradaha Qumaatiga u kassa ee Ciidamada Itoobiya oo qayb ka ah howlgalka Ciidamada Amisom ayaa beegsaday deeganada ay ku sugnaayeen Ciidamada Shabaabka ee gobolka Bay.
Diyaaradahan qumaatiga u kaca oo gaaraya ilaa Tobaneeyo ayaa waxaa ay xarun ka samaysteen magaalada Baydhaba ee Xarunta gobolka Bay.