Aug 9, 2015 - Comments off
Xarunta madaxtooyada maamulka Jubba ee Kismaayo waxaa maanta ka dhacay kulan qado ah oo uu Axmed Madoobe uqabtay Haweenka Gedo.
Kulankan ayaa ugu danbeyn waxaa ay haweenkii Gobolka Gedo ku taageereen madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Madoobe.
Comments are closed.