إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعونَ
كُلُّ نَفْسٍ ذَائِقَةُ الْمَوْتِ ثُمَّ إِلَيْنَا تُرْجَعُونَ
Maamulka iyo Howlwadeenada Shabakada Mmuurinews.com waxey Tacsi tiiraanyo leh halkaan uga dirayaan CABDI XASAN MAXAMED OO LOO YSQAN CADOOW BADOOLE iyo qaraabada iyo Eheladii ay ka geeriyootay Allaha unaxariistee, Marxuu xajiya karoon oo ku geeriyootay Soomaaliya magaalada Marka.
Waxaan Ilaah uga baryeynaa in uu Marxuumada Qabrigeeda u nuuriyo, janadiisa Firdowsana ka waraabiyo, qoyskii iyo qaraabadii ay ka tagtayna Samir iyo iimaan uu Ilaahey ka siiyo. Aamiin, Aaamiin, Aaamiin.
Waxaa halkaan Tacsi tiiraanyo leh ka dirayo Dadka kala ah:
1:gudoomiyaha degmada Marka Xasan cumar maclin shreca
2: nabad doon kuule abiikar
3: maxmed abuu
4:axmadey shekh cabdi wahab
5: maxamed luqman lo yaqan guhaad
6:jamac nuur maxamed
7: maxamud nuur maxamed
8:xasan maxamed xasan( korfarow)
9: cali badi qadir adeer
10: axmadey cali axmadey (boolo)
11:shariifo shekh cabdi wahab
12:cisman aboow maxamed (diinle)
13:xawo maxamed cumar xawo (kuso)
Dhamaan dadka kor ku xusan waxa ay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Qoyska, Qaraabada iyo Bulshada ay ka baxay Marxuum Xaajiyo karoon gaar ahaan Qaraabada cabdoow budoole e waxan ilaahay uga baryayaan in ilaahay samir iyo iimaan ka siiyo Intii ay ka baxay iy guud ahaan Beesha Biimaal, waxayna Marxuumda ilaahay uga baryayaan in ilaahay ka waraabiyo Janatul firdawsa Aamiin Aamiin.