Dhageyso: Gudoomiyaha cusub ee degmada Marka xasan cumar macalin oo ka hadlay dil ka dhacay deegaan gandaawe e e gobalka sh: hoose iyo xasuuqa ay ciidamada amisom ka geestaan magalaada marka
Aug 13, 2015 -
Comments off
gudoomiyaha cusub ee degmada Marka Mudane Xasan Cumar kaga hadlay dhibaatada ciidamada nabad ilaalinta ee Amisom ay ka geytan degmada marka