Waxaa maanta Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ka furmay shir lagu dhageysanayo khubdahaha musharaxiinta utaagan xilka madaxweynaha maamul goboleedka J/Land
Mushaarxa Madaxweynaha Jubbadaland Maxamed Cusmaan Yuusuf ka hor sheegay xildhibaanada barlamaanka Jubbaland in hadii xilkaas loo doorto uu J/Land Gaarsiin doono heer sareya.Maalinta Beri oo sabti ah ayaa lagu wadaa iney Kismaayo ka qabsoonto doorashada maamul goboleedka Jubbaland