Afahayeenka maamulka Koonfur Galbeed soomaalia oo lahadlay Shabakada warqabada Muurinews.com
Ayaa sheegay in madaxawaynaha maamuka Koon fur Galbeed uu gaari doono magaalada Marka iyo dagmada Afgooye ee gobalka Shabeelada Hoose.
Madaxwaynaha maamulka Koon fur Galbeed Soomaalia ayaa lasheegayaa in uu utagi doono in uu waxa ka ogaado dhibaatooyinka heesta dadka shacabka ah ee kudhaqan magalada Marka ee magala Madaxda gobalka Shabeelada Hoose: Madaxawaynaha ayaa lasheegay in ay safarkan ay kuwehlinayaan wafdi katirsan maamulkiisa. iyo Gudoomiyaha Marka Sikasataa ha ahaatee madaxawaynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaalia ayaa maalmahani danbe uu ku socdaalayay dagmooyin katirsan gobalka shabeelada hoose.
wararkaasi wixii kusoo kordhaha dib ayaan idinka soo diri doonaa haduu eebe ka raali noqdo.