Waxaa Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ka dhacay kulan si weyn loogu taageeray Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe.
Xildhibaanada qaranka Soomaaliya ayaa sheegay iney taageersan yihiin madaxweynaha la doortay ee Jubbaland Axmed Madoobe.