Daawo Muuqaal Nabadoonka Xamar iyo Xamar Daye oo la Caleemo saaray iyo deegaanka Dayniile !!
Aug 19, 2015 -
Comments off
Magaalada Muqdisho iyo deegaanada ku teedsan ayaa waxaa ka socda dabaaldegyo balaaran oo ay dhiganayaan shacab aad u fara badan kuwaas oo ku faraxsan magacaabista Nabadoon cusub oo loo caleemo saaray Xamar iyo Xamar daye .