Waxaa inoo suurta gashay in aan Dood dhexdhigno qaar kamid ah dhinacyada kudagaalamayay gobolka Shabellaha hoose muddo farabadan.
Hadaba Dhageyso Dood u dhaxeyso Afhayeenka Ciidamada Deegaanka ee Magaalada Marka,Maxamed Ciise iyo Xasan Maxamed Abuukar (Xasan Jaamici) oo ah sarkaal katirsan Ciidamada Militaraga Dowlada Federaalka Soomaaliya.