Magalada Muqdisho waxa looga dhawaaqay golo cusub oo lamagac baxay Golaha wada tashiga iyo Nabadeynta gobolka Shabellaha Hoose.
Golahan ayaa waxa ujeedka loo aas aasay waxaa lagu sheegay in ay tahay sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen Nabadeynta Beelaha kudagaalamaya Gobolka Shabellaha Hoose.