Aug 27, 2015 - Comments off
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Gabiley ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay gacanta ku dhigeen qamri aad ubadan.
Ciidamada ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay ragii watay qamriga, waxaana horey loo geeyay maxkamada magaalada Gabiley.
Comments are closed.