Caasha Axmed Cabdalla oo horay mudo badan Xilal uga Soo qabtay Dowlada faderalka Soomaaliya KMG Ahaa Ayaa ka Hadashay Qaab Siyaasadeedka Shariif Xasan Sheekh Aadan.
Waxay ka Sheekaysay qaabka uu wax u maamulo iyadoona Xildhibaan ka Ahayd Xiliga Uu gudoomiyaha Barlamaanka Soo Ahaa.