Waxa magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa waxay wajahday isbuucii lasoo dhaafay hormar ballaaran oo dadku ku farxi karaan.
Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Janeral Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa waxa uu qiray in isbuucii lasoo dhaafay Xamar ay aheyd meeshii ugu wanaagsaneyd.