Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Koonfur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Gudoomiyaha Degmada Marka Mudane Xasan Cumar Maclin iyo wafdi uu hugaaminayo ayaa hada gaaray deegaanka Ceeljaale ee Duleedka Marka.Waxaa safarka ku wehliya sida ay inoo sheegeen mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada Marka iyo
Wasiiro ka soo jeeda deegaanka
Ujeedka Safarka Madaxweynah weli lama cadeen,karo hase ahaatee waxaa soo baxaya wara kala duwan qaarkood ayaa sheegaya in ujeeda safarka wafdiga ay tahay inuu hakiyo colaada deegaanka kusii kordheysa, halka warar qaarna ay sheegayaan inuu kulamo wada tashi ah la yeelan doono Odyaasha deegaanka oo uu kala hadli doono rabitaankooda iyo siday u arkaan Maamulka Cusub ee Demada Marka
waxii warar ah dib ayaan idiinka soo sheegi donaa
insha alh