Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa soo saaray go’aan ku aadan qaabka ay u maareyn doonaan Mooshinka Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud.
Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa sidoo kale sheegay in Xildhibaanadii mooshinka ka keenay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somalia Xassan Sheekh Maxamuud yihiin 93 Xildhibaan iyo 126 Xildhibaan oo tala soo jeedinta laaliska mooshinka Madaxweynaha.
Warqadaha kasoo baxday xafiiskiisa ayaa ah Maareynta Mooshinada ku saabsan Tuhumada gabood-falka ka dhanka ah Madaxweynaha.