Sida ay sheegeen dadka ku dhaqan Degmada Qoryooleey Ee Gobolka Sh/Hoose waxa halkaasi ka Socda Dagaal udhaxeeya Ciidanka Dawlada Soomaaliya iyo Kuwa Al Shabaab.
Dagaalka ayaa bilowday Saaka Waaberigii markii Ururka Al Shabaab weerar ku qaadeen Degmadaasi.
Ilaa hadda lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalka maadama uu Socdo.
WIXII KASOO KORDHO DIB KALA SOCDA INSHA ALLAH