Dagaalka ayaa yimid kadib markii Ciidamo katirsan Al-Shabaab ay weerar kuqaadeen fariisin Ciidanka dowlada ay kulahaayen degmada Qoryooleey ee gobolkaasi Shabellaha hoose.
Gudoomiyaha Degmada Qoryooley ayaa usheegay shabakada muurinews.com in xagooda uga dhintay hal askari