Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya Degmada Qoryooleeya ayaa waxay sheegayaan in Xaaladu weli tahay mid kacsan rasaas goos goos ahna la maqlayo.
Gudoomiyaha
Maxamed Jiidow ayaa sheegay in hal Askari kaga dhintay dagaalkaasi dhinaca Ururka Al Shabaabna ay khasaaro xoogan ugeysteen.
Dadka deggan Qoryooleey weli maahan kuwo qiimeyn ku sameyn kara Xaalada maadama weli rasaas goos goos ah la maqlayo.
Weli Al Shabaab kama aysan hadlin dagaalka ka dhacay Qoryooleey