Ugaas Faarax Cabdi Sheikh oo kamid ah odayaasha dhaqanka soomaaliyeed ee ka soo jeeda jubbada hoose oo wareysi gaar ah siiyay weriye faarax ayaa waxaa uu sheegay in maamulka jubba uu ku dhisan yahay musuq maasuq iyo nin jacleysi.
Hadalka Ugaas Faarax Cabdi sheikh ayaa waxaa uu imaanayaa iyadoo dhowaan lafilayo in Axmed Madoobe loo sameeyo Caleema saar ka dib markii dhowaan markal la doortay oo ay doorteen koox yar oo Axmed gu xareysantahay kismaayo.