fadhiga golaha wakiiladda maamulka Somaliland ayaa wuxuu dagaal ka dhex qarxay Guddoomiyaha Golaha wakiiladda C/raxmaan Cirro iyo Baashe Maxamed Faarax oo ugu magacaaban ku Xigeen.
C/raxmaan Cirro Ayaa feedh ku bilaabay Guddoomiye ku-xigeenkiisa Baashe Maxamed Faarax, iyagoo dhulka isla gal gashay waxaana Goobtii ay isku badashay buuq iyo Sawaxan – Waxaanu Halkan Idiin kusoo Gudbinaynaa Muuqaalka sidii wax u dhaceen