Waxaa magaalada Muqdisho kulan ku qabtay Laba Haween ah oo lagu magacaabo Duniyo Maxamed Faarax iyo Haweeya Xirsi Faarax iyagoo Dawlada ugu baaqay in lagu soo Wareejiyo Guriga, oo ay sheegeen in qaybo kamid ah Dawlada ay u Xukuntay.
waxaana sidoo kale Goobta ku sugnaa: Indho-cade.