Inkabadan 100 qof ayaa kudhimatay halka uu dhaawaca intaas uu kabadnaa kuwaas oo ahaa dad xujeyda ah ee sanadkaan oo kakala yimid daafaha dunida dabeylo xoogan oo kudhuftay magalada Barakeysan ee Maka Almukarama waxana dabeylaha ay sababeen in wish weyn uu soo dumo.