uddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa qoraal laba bog ka kooban kasoo saaray qaabka loo wajahayo wada hadalada mooshinka ay xildhibaanada baarlamaanka kasoo gudbiyeen Madaxweyne Xasan Sheekh.
Wada-hadalka laga yeelanayo mooshinkan ayaa waxaa guddoominaya Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Kuxigeenadiisa, halka Madaxweynaha uu u xil saartay wada hadalka Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke.
Guddoonka baarlamaanka ayaa ugu baaqay Xildhibaanada mooshinka soo gudbiyay in ay soo magacowdaan guddigii ugu qeybgeli lahaa wada hadalada.
HALKAN KA AKHRISO QORAALKA.