Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa hadal qiimo badan ka jeediyay xafladda caleema saarka madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.
Shariif ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay madamaleygu daray 10 xildhibaan
waxaana uu u hambalyeeyay Axmed Madoobe.
Shariif Xasan ayaa sheegay in uu si dhow iyo si dheer ula shaqeyn doono maamulka Jubbaland.