Xafladii lagu caleemo saarayey Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayuu ka jeediyey Khudbad aad uqiimo badneyd oo dadkii dhageystay ay uriyaaqeen.ee makuu dantiisa garay
Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa sheegay inuu qaban doono shirweyne Dib uheshiisiin ah kuwaasi oo dadka wax ka tabanaya Maamulkiisa lagu fikir dhageysan doono wixii laga tabanayana ay diyaar u yihiin inay ka daweeyaan dadka.
Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa ku faanay in uu rajo ka qabo hadii isku duubni iyo kalsooni shacabku siiyaan inuu meel wanaagsan gaari karo maamulkiisa.