Daawo.Maamulka Koonfur galbeed ayaa ku goodiyay in Shabaab arageeda lagu diimi doono
Sep 14, 2015 -
Comments off
KGS. ayaa ku goodiyay in ay Al-Shabaab cirib tiro doonaan oo la weyn doono meel ay ku danbeeyeen,waxay la yimaadeen ficillo xun xun in ay dadka micno darro ku gowracaan.