Sep 19, 2015 - Comments off
Mustafa Sheekh Cali Dhuxuloow oo katirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta wuxuu ka qaybgalay Bandhig lagu qabtay xeebta liido ee magaalada Muqdisho.
Comments are closed.