Kulan looga hadlayey Sugida Nabad gelyada Magaalada Muqdisho iyadoo doorka Bulshada la siiyey ka qeyb qaadashada Amniga sugitaankiisa.
Haween katirsan Booliska Soomaaliyeed ayaana kulankaasi kusoo bandhigay tilmaamo looga baahan yahay inay dadka ku dhaqmaan.
Qaar ka mid ah dadkii ka qeyb galay kulankaasi waxay tibaaxeen inay muhiim tahay booliska iyo bulshada inay wada shaqeeyaan iyadoo bandhig halkaasi lagu soo bandhigay.