Inka badan labo malyan qof oo Muslimiin ah ayaa maanta waxay taagan yihiin Buurta Carafo (Banka Carafo) si ay ugutaan mid ka mid ah rukniyada ugu waa weyn Acmaasha Xajka.
Sanadkaan ayaa muslimiinta Xajineysa waxa ay ka kala yimaadeen dunida daafaheeda,waxaana ku jira dadka Soomaaliyeed.