Ugu horeyn waxaan si farxad ku jirto maamulka Shabakada Muurinews.com uu hambalyo munaasabada ciida carafo awgeed udiray Qeybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan macaamiisha ku xiran Muurinews.
Munaasabada Ciida Carafo ayaa waxay tahay mid dadku aad ugu diyaar garoobeen,farxada muslimiinta caalamka ayaana caawa si weyn looga dareemayaa dalalka Islaamka.
Qaar ka mid ah Gobollada Dalka Soomaaliya ayaa waxa laga soo sheegayaa inay ka jirto reyn reyn iyo damaashaad bilow u ah ciida Carafo oo berri ku beegan.
waxan u rajeneynaa dhmmaan umada islaamka iney sanad ka xiga si nabad iyo barwaaqo ku gaaraan
CIID MUBAARAK CIID MUBAARAK CIID MUBAARAk CIID MUBAARAK