Gudoomiyaha Xidigaha Geeska Africa Xasan Dhuxul Laabsalaax ayaa isagoo careysan wuxuu si aad ah kaga hadlay Xariga Fanaaninta Geeska ee Somaliland ay xirtay xili ay kasoo noqdeen magaalada Muqdisho
Inoo sheegaa hadii Luqad kale ay Somaliland ay sameysatay oo aan u guureeno’’ayuu yiri Laabsaalax.Wuxuu sheegay gudoomiyaha inaninka Jooga Hargeysa iyo Baydhabo dhegahiisa shuraako ay la yihiin,isagoona hadalkiisa intaasi ku daray inaanay jirin cid ay gor gortan kala galayaan Fankooda.
Wuxuu dardaaran u jeediyay madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo uu sheegay inuu soo fara geliyo arintaan.