Taageerayaasha Gudoomiyaha Jabhada xoreynta Ogaadeeniya ee ONLF ayaa waxaa la sheegay inay caro weyn ay ka muujiyeen hees lagu bahdilaayey gudoomiyaha jabhadaas oo dhawaantaan laga sii daayey Telefishinka Universal tv ayagoona ku tilmaamay telefishinkaas mid u shaqeeya dalkaas Itoobiya.