Waxaa muran iyo Xiisad badan dhaliyey Xariga uu maamulka Somaliland magaalada Hargeisa ugu gaystay maalintii shalay qaarkamida ah Fanaaniinta xidigaha geeska oo dhowaan Baldhig Faneed ku qabtay magaalada Muqdisho.
Sidoo kale waxaa Lasoo bandhigay xaalada Sawir Xabsiga looga soo dhex qaaday Fanaanada Xamda Queen, Iyadoona ay xaaladu hada kasii darayso.