Dhawaan ayey ahayd markii beesha Biimaal ay dooratay nin lagu shegay inuu yahay suldaanka cusub kaa oo lagu macag daray in lagu badalay suldaan Axmad Suldaan Maxamad Cali oo lagu tilmaamay inuu gudan waayey xilkiisa isla markaana uusan samata bixi karin Beesha
Hadii ad maqli jirtay Mooshin ayaa laga keenay. Ama isbaaro ayaa loo dhigtay hadaba .Malmahii la soo dhafat ayaa Degmada Raaxoole ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa dhac loogu gestay Suldaan Axmad Suldaan Maxamad Cali
Dhageyso