Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland Waxaa Saraakiisha Ciidamada lagu wareejiyey baabuurta dagaalka oo Dowladda Maraykanku ay bixisay ayna soo marisay Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya oo Wasiirku xigeenka Wasaaradu uu maanta Ku wareejiyey Saraakiisha Ciidamada DF Soomaaliya ee Magaalada Kismaayo.