Warar lagu kalsoon yahay oo soo gaaray Warqabadka murinews.com ayaa waxay sheegayaan in taliyihii ciidanka Taraafikada Soomaaliya Cali Xersi Bare (Cali Gaab) xilka laga qaaday.
Wararka waxay sheegayaan in xilka qaadistiisa xil kale uu ku heli doono.
Ilo wareed lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Cali Gaab loo magacaabi doono Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.