Mid ka mid ah dhalanyarada Magaalada Marka ayaa goor dhow waxa lagu dilay xaafada Horseed ee Magaalada Marka.
Wiilkan dhalanyarada ah ayaa dilkiisa waxa geystay Maleeshiyo ka amar qaata Gacan ku dhigle Cali Cilmi oo saarnaa dhismaha Xarunta Swiss kalmo. Wiilkan dhalanyarada ah ayaa lagu magacabaa Caydiid, Caydiid ayaa u geriyooday
Rasaas laga soo tuuray dhismaha Swiss ayaa ka haleeshya qeybaha sare ee jirkiisa xilli uu maraey meel ku dhow dhismahaasi,
balse wixii faah faahin ah dib ayaan idinka soo tabin doonaa inshaa alaah.