Xildhibaanada Fowsiya Xaaji Yuusuf ayaa Magaalada Muqdisho waxay kaga dhawaaqday Xisbi Cusub oo lagu Magacaabo National Democratic Party (NDP) kaas oo ay Guddoomiye ka tahay Xildhibaanadu.
Ujeedada Xisbigan loo aas aasay ayaa lagu sheegay inuu ka shaqeyn doono sidii dalka uga samatabixi lahaa dhibaatooyinka ragaadiyey.