Deegaanka Ceel jaale ee shabeelaha hoose waxaa dhowaan Ciidamada Amisoom ku dileen Cumar Cali oo ahaa oday lixdan jir ah oo reemii ah ka dib markii kolonyo Amisom ah deegaankaas loo dhigay miino ka dibna ku qaraxday miinadii.
Markii kolonyada uu qabsaday Qaraxa ayaa waxay soo qabteen odaygaan oo ari ilaalinayay oo war iyo wacaalba u haynin qaraxaas jirdil iyo cadibid kadib waxay ku dileen goobtii qarax ku qabsaday Ciidamada.