deegaanka camaara oo mali ka hor ey yimaadeen agaalyahano ka tirsan kooxda shabaab ayaa hada waxaa ka taagan xiisad dagaal oo u dhexeysa dowlada galmudug iyo kooxda shabaab
ururka shabaab ayaa banaanka uga baxay magaalada saaka kadib markii ciidamo ka tirsan galmudug ey gaareyn duleedka deegaaanka camaara
dadka deegaanka ayaa ka walaacsan dagaal deegaan kaas ku dhexmara dowlada galmudug iyo kooxda shabaab