Oct 6, 2015 - Comments off
3-dii October ayaa waxaa loo dabaal dagay maalintii midnimada Jarmalka dhamaan caalamka oo dhan , waana sanad guuradii midaynta Jarmalka oo dhacday sanadki 1990, isla maalintaa waxaa looga dabaal dagay Magaalada Muqdisho Somaliya.
Comments are closed.